Ferdinand out of Porto clash
Rio Ferdinand will miss Manchester United's UEFA Champions League quarter-final first leg clash with Porto at Old Trafford on Tuesday with a groin injury.
... - 06 Apr 2009 |
|
Ciyaaryahan Kaka oo seegi doona Kulanka Brazil iyo Ecuador.
Kubad qaabeeyaha u dhashay Dalka Brazil Kaka ayaa seegi doona kulanka adag ee dhexmari doona Axadda Dalalka Brazil iyo Ecuador kaas oo ka tirsan is reeb reebka koobka Aduunka ee sanadka soo aadan lagu qaban doono Dalka South Africa.... - 28 Mar 2009 |
|
100-Milyan oo Genni oo lagu doonayo Gerrard iyo Alonso!.
Kaddib guushii foosha xumeyd ay kooxda Real Madrid kala kulantay kooxda Liverpool cayaar ka tirsaneyd Koobka Horyaaladda Yurub ayay bilawday kooxda Real Madrid inay ku hamiso inay la soo wareegto labada rugcadaa ee qadka dhexe u maamusha naadiga Liverpool ee Xabi Alonso iyo Steven Gerrard.... - 20 Mar 2009 |
|
Maxaa ka jira in David Villa uu ku sii jeedo Barcelona?.
Kaddib markii ay kooxda Barcelona bixin waysay mustaqbalka la sii joogis ee weeraryahankeeda Samuel Eto’o ayay bilowday inay ku hamiso inay la soo wareegto weeraryahano kale oo u buuxiya booska Eto’o, haddaba Barcelona ayaa haatan dhexda u soo xirtay sidii ay ula soo wareegi lahayd weeraryahanka reer Spain ee sida wayn looga jecel yahay kooxda Valencia ee David Villa.... - 20 Mar 2009 |
|
Kolo Toure oo shaki ka muujiyay la sii joogistiisa Arsenal!.
Daafaca reer Ivory Cost ee sida wayn looga jecelyahay kooxda Arsenal ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa shaki wayn ka muujiyay la sii joogista kooxdiisa Arsenal, isagoo sheegay inay suuro gal tahay inuu isaga dhaqaajiyo naadigiisa Arsenal markuu dhamaado xilli cayaareedkan.... - 20 Mar 2009 |
|
Juventus oo qorshaynaysa in Trazeguet ku badalato.
Waxaa mugdi sii galaya mustaqbalka weeraryahanka reer France ee u cayaara kooxda Juventus ee David Trezeguet, kaddib markii ay kooxda Juventus ka dhawaajisay inuu beec ka yahay isla markaana ay qorsheynayso inay ku badalato David Trezeguet weeraryahanka Lyon ee Karim Benzima.... - 20 Mar 2009 |
|
|