» Allceeldheer.com | News and Media General
Digniin ku socota shaqaalaha isbitaalka Madiina iyo hay’adaha Caawiya oo maanta lagu daadiyay dhabarka dambe ee is
Warqadahaani oo la sheegay in ay ku xardhanaayeen Bostoolado iyo bambooyin ayaa ugu horeyn waxaa digniin loogu jeediyay hay’adaha daawooyinka ka caawiya isbitaalkaasi gaar ahaan ICRC iyo hay’ad kale oo ka howlgasha dalka Qadar kuwaasi oo digniino loogu jeediyay in ay faraha kala baxaan isbitaalka. ... -
07 Oct 2009
Dadka ku dhaqan degmada Dharkeynley oo ka cabanyo dhibaatoyin ay ku hayaan ciidamada dowlada.
Dadweynaha oo ka cabanayo dhac iyo jir dil ay ku hayaan qaar ka tirsna ciidamado ku lebisan dereeska ciidamada dowlada oo ku dhaqaaqayo habeenkii baarsho iyo dhac baahsan oo ay ka wadaan xaafadaha kala dugan ee degaankaas. ... -
07 Oct 2009
Dowladad Uganda oo sheegtay in ay sii daayeen Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya.
Afhayeenka ciidamada Militariga Dowlada Uganda ayaa si rasmi ah u sheegay in ay Ciidamada Militariga ay sii daayeen Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde oo ah wasiiru- dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga kaasoo xukuumadda Uganda ay sheegtay in si qaldan uu ku soo galay dalka Uganda islamarkaana ay xireen qaar ka mid ah Ciidamada Uganda. ... -
07 Oct 2009
Wararka laga helayo Kulank ay yeesheen Xasan Dahir iyo Al-shabab ayaa la sheeay in aan la isku afgran.
Kulanka ayaa la sheegay iney dalbadeen Wakiilada Shababka, iyagoo doonayay iney ka dhaadhiciyaan in Sheekh Xasan daahir Aweys uu taageero maamulka cusub ee dhowaan ay ku dhawaaqeen Shababka, wararka ayaa intaasi raacinayaa in kulankaasi uu ku dhamaaday is-af garan waa. ... -
06 Oct 2009
Ururka Xisbul Islaam oo guulo ka sheegtay dagaaladii shalay ilaa xalay ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo.
Afhayeenka golaha Shuurada Ururka Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Cadoow ayaa sheegay in guulo ay ka gaareen dagaalo u dhaxeeyay iyaga iyo Al-Shabaab sida uu sheegay kuwaasi oo shalay ilaa iyo xalay ka socday deegaanada galbeedka Magaalada Kismaayo. ... -
06 Oct 2009
Burcad Badeed Soomaali ah oo sii daayay Markab Xamuul oo laga lahaay Wadanka Turkiga
Markabaan oo mud dheer u afduubnaay kooxo Burcada Baddeed ah ayna ku heysteen Goboladda Waqooyiga Bari, ayaa la sii daayay isga iyo shaqaalihiii saarnaa oo tiradooda lagu sheegay ilaa 23 qof sii deynta markabkaan ayaa timid kadib markii la bixiyaya lacag madax furasho ah oo dhan ilaa 1.5 Milyan sida la sheegay.... -
06 Oct 2009
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo booqasho ku maraya gobolada ay Soomaalidu ku badanyihiin ee dalka Mareeykanka.
Arinta ugu weeyn ee madaxweeynaha u u tagay gobolka Minsota ayaa lagu sheegay xal ka garidda labaatameeyo Soomaali ah oo ka dhoofay gobolkaasi kuna biirtay Ururka Al-Shabaab oo dagaalo xooggan kula jira dowladda uu hogaamiyo Sheekh shariif Sheekh Axmed.... -
06 Oct 2009
Waxaa degan xaaladda deegaanada shalay ilaa xalay lagu dagaalamayay.
Wararka saakay laga helayo ayaa sheegayo in ay deganyihiin deegadii lagu dagaalamay shalay ilaa xalay halkaas oo ay ka dhaceen dagaalo aad u qaraar oo dhexemarayay saaxiibo hore oo halkaas isku fara saaray xaalada ayaa ah mid degan in kastoo aan la ogeyn halka ay wax marayaan waxaana yar wararka laga helayo qadka isgaarsiinta oo xun darted. ... -
06 Oct 2009
Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan kaligeed awoodi Karin in ay la dagaalanto dhinacyada hubaysan.
Wasiirka arimaha gudaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh C/qaadir Cali Cumar ayaa sheegay in dowladda KMG aanay u suurta geleyn sida uu sheegay jabinta dhinacyada ka soo horjeeda isagoo ku macneeyay arintaas in ciidamada dowladda oo ah kuwa aad u taakdaran isla markaasna aan awoodin in ay wax ka qabtaan halka ciidamada AMISOM-na ay ku koobanyihiin oo kaliya in ay is difaacaan. ... -
05 Oct 2009
Dagaalo dib ugu soo cusuboonaaday xalay saqdi dhexe Duleedyada magaalada Kismaayo.
Dagaaladan oo daba socda kuwo qaraar oo maalmo ka hor ku dhexmaray gudaha magaalada Kismaayo labada dhinac ayaa goobta ugu daran ee la isku fara saaray waxay tahay deegaanka loo yaqaano Janaay Cabdulle waxaana daryanka madaafiicda iyo hubka kale ee la isku adeegsanayey laga maqlayey gudaha magaalada Kismaayo. ... -
05 Oct 2009
Dhaqdhaqaaq ciidan oo u dhaxeeyo Xisbul islaam iyo Al Shabaab ayaa laga deremaya degmada Tiyeklow ee gobolka Bakol
Xiisadahaan ka taagan degmada Tiyeeklow ayaa soo baxay maalintii shalay, kadib markii xubnaha Ururka Xisbul Islaam ee degmadaasi ay sheegeen in ay maamul xisbul Islaam hoostaga ay halkaasi ka dhisayaan taasoo ay ka soo horjeesteen xarakada Al-Shabaab.... -
05 Oct 2009
Maamulka ka arimiya Magaalada Baydhabo ayaa amar ku bixyay in la bur buriyo dhismayaasha sharci darada
Inkastoo gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay bilooyinkii ugu danbeeyay si aad ah looga dareemayay kororka dhismooyinka sharci darada ah ayaa waxaa markii ugu horaysay arimahaasi ka hadlay Maamulka Islaamiga ah ee ka arimiyo degmada Baydhabo.... -
04 Oct 2009
ðWararka laga helay deeganada hoostago Degmada Walaweyn ayaa sheegayo in halkaas uu ka dilaacay cudurka shubanka
Curdurka shubanka ayaa ka dilaacay halkaasi kaas oo saameyay dhamaan dadka ku nool deegaanada hoostago Degmada Walweyn ee Gobalka Shabelleaha Hoose meelaha ugu daran ayaa ah tuuloyinka ay ka mid yihiin Goobaanle,Kabohirig iyo Baladul Aamin oo dhamaantood hoostaga degmada Wanlawayn ee gobolka Sh/hoose dadka ayaa lagu tacaalayaa meelo loogu tala galay in lagu karaantiilo is looga dabiibo cudurka daacuunka. ... -
04 Oct 2009
Maamulka Ururka Al-shabaab ee gacan ku haya Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la geyo dhacaydii Isbitalka guud
Kadib dagaal xoogan oo maalmo ka hor ka dhacay gudaha Magaalada Kismaayo kaas oo u dhexeyay Ciidamada Al-shaab iyo kuwa Xisbul Islaam ee uu hogaaminayay Axmed Madoobe oo kamid ah Saraakiisha Ururka Xisbul Islaam dagaalkaas oo geystay qasaare dhimasho,dhaawac iyo Barakac xoogan u geystay dadka reydka ah ee dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda hoose. ... -
04 Oct 2009
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in ay xakameyeen amaanka magaalada Gaalkacyo
Kadib shir jaraa’iid oo uu shalay gelinkii danbe ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug Madaxa howlgalada ee Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee Magaalada Gaalkacyo Axmed Maxamed Xaashi ayaa waxa uu Shirkiisa jaraa’iid ugu hadlay amaanka guud ee Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. ... -
03 Oct 2009
Maamulka Galmudug oo baaq nabadeed u jeediyay beelo ku dagaalamaya tuulooyin hoostaga magaalada Gaalkacyo.
Maxamed Axmed Caalin oo ka mid ah Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa shalay galab booqday Isbitaalka Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay jiifaan dhaawacyo shalay laga keenay deegaanka Bandiiradleey oo katirsan gobolka Mudug. ... -
03 Oct 2009
Mas’uul ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo lagu dilay Beledweyn.
Sheekh Aadan C/salaan Cabdi oo kamid ahaa Mas’uuliyiinta Maamulka Xisbul Islaam ee Magaalada Baladweyne ayaa xalay Kooxo hubaysan waxa ay ku toogteen Xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.... -
03 Oct 2009
Dowlada KMG ah ee Somalia oo ku eedeysay Ururka Al-shabaab in ey ka danbeyaan dilalka qorsheysan ee Magalada
Dowlada KMG ah ee Somalia oo ku eedeysay Ururka Al-shabaab in ey ka danbeyaan dilalka qorsheysan ee maalmaanba ka dhacayay Magaalada Muqdishu.... -
30 Sep 2009
Ururka Xisbul Islaam oo ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray Maamulka Islaamiga ee Magaalada kismayo.
Madaxa warfaafinta ee ururka xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin Cali shir jaraa’id ku qabtay magalada Muqdisho ayaa ka jawaabay hadalkii saaka ka soo yeeray afhayeenka maamulka Islaamiga... -
30 Sep 2009
Maamulka Islaamiga ah ee magalada Kismaayo oo dagaal ku baaqay diyaar garow xogana ku jira.
Afhayeenka Maamulka Islaamiga (Sheekh Xasan Yacquub Cali) ayaa shaaca ka qaaday in ay dagaal ku qaadayaan ciidamada uu wato Axmed Maxamed Islaam ... -
30 Sep 2009
Waxaa degan saakay xaalada Magaalada Muqdishu kadibn markii sahalay madaafiic aan loo meel dayin lagu garaacay
Waxaa degan saakay xaalada Magaalada Muqdishu kadibn markii sahalay madaafiic aan loo meel dayin lagu garaacay Xaafado ka tirsan Magaalada... -
29 Sep 2009
Maamulka Islaamiga Magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay dadka deegaanka in ay ka qeyb qaataan dhex dhexaadinta xooga
Maamulka Islaamiga Magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay dadka deegaanka in ay ka qeyb qaataan dhex dhexaadinta xoogaga islaamiyiinta ee Murunka u dhaxeeyo.... -
29 Sep 2009
Ururka Xisbul Islaam ayaa been ku tilmaamay war ay shalay sii deysay dowlada KMG ah
Ururka Xisbul Islaam ayaa been ku tilmaamay war ay shalay sii deysay dowlada KMG ah oo ay ku sheegeen in ciidamo ka tirsan Ururkaas ay u soo wareegeen dhankooda. ... -
29 Sep 2009
Dowaldda KMG Soomaaliya oo maanta soo bandhigtay ciidamo ka soo goosta Ururuka Xisbul Islaam.
Dowaldda KMG Soomaaliya oo maanta soo bandhigtay ciidamo ka soo goosta Ururuka Xisbul Islaam. ... -
28 Sep 2009
Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta sheegeen in aan wax is bedel ah ka dhacin Magaalada Kismaayo.
Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta sheegeen in aan wax is bedel ah ka dhacin Magaalada Kismaayo.... -
28 Sep 2009
Maxkamadda hoostagto Ururka Al-Shabaab ayaa maanta xukuno dil iyo tacsiir ah ku fulisay 3 nin
Maxkamadda hoostagto Ururka Al-Shabaab ayaa maanta xukuno dil iyo tacsiir ah ku fulisay 3 nin oo lagu eedeyay in ay ku keceen falal isugu jira basaasnimo iyo faalsa fageeshin... -
28 Sep 2009
Inta la ogyahay labo qof oo reyd ah ayaa ku geeriyootay afar kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray madaf habaaw ah
Inta la ogyahay labo qof oo reyd ah ayaa ku geeriyootay afar kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray kadib markii madafac Habaaw ah kula dhacay halka loo yaqaan Cirtoogte ... -
28 Sep 2009
Kismaayo oo cabsi bani ka taaganyahay xiligan
Afhayeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa sheegay in aysan jirin wax isbedel... -
28 Sep 2009
Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa saakay la wareegay Magaalada Baladweyn
Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa saakay la wareegay Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. ... -
28 Sep 2009
Maamulka Islaamiga Magaalada Garbahaarey ayaa biyo dhaamin ka bilaabay magaalada iyo degaanada hoostaga
Maamulka Islaamiga Magaalada Garbahaarey ayaa biyo dhaamin ka bilaabay magaaladaasi iyo deegaanada hoostaga... -
28 Sep 2009
Dagaalo u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan Dowlada Somalia ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Magalada Muqdishu
Dagaalo u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan Dowlada Somalia ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmooyinka X/weyne iyo shangaani. ... -
27 Sep 2009
Taliye ku-xigeenkii ciidamada Boolsika dowladda KMG Soomaaliya oo xalay ku geriyooday magaalaada Nairobi
Taliye ku-xigeenkii ciidamada Boolsika dowladda KMG Soomaaliya oo xalay ku geriyooday magaalaada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. ... -
27 Sep 2009
Dibadbaxyo ay ka soo qeyb galeen kumanaan dadweyne ah ayaa manta ka dhacay Magaalada Baydhabo
Dibadbaxyo ay ka soo qeyb galeen kumanaan dadweyne ah ayaa manta ka dhacay Magaalada Baydhabo... -
27 Sep 2009
Shacabka ku dhaqan Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir ayaa cabasho xoogan ka muujiyay ciidamda dowlada
Shacabka ku dhaqan Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhac ay u geystaan ciidamda dowalda KMG ah.... -
27 Sep 2009
Taliyaha Ciidamada Dowladda KMG ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in uu mar dhaw la wareegi doonaan Gobalka
Taliyaha Ciidamada Dowladda KMG ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in uu mar dhaw la wareegi doonaan gacan ku heynta dhamaan Gobalka Hiiraan... -
27 Sep 2009
Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay wadaan dhaq dhaqaaq ku aadan in ay dib ugu laabtaan
Xildhibaan Xuseen Xaaji Max’uud oo ka mid ah xildhibaanadaasi ayaa sheegay in xildhibaano kale oo ayagu ka soo jeeda gobolkaasi ay ku suganyihiin deegaanka Ceelgaal ... -
27 Sep 2009
Madaxweyne Sharif Sh. Axmed ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in dowladiisu dib u hanato amaanka
Madaxweyne Sharif Sh. Axmed ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in dowladiisu ay kasoo waaqsato dhibaatooyinka faraha baan ee ku habsaday, 8-diidii bilood ee lasoo dhaafay... -
27 Sep 2009
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Barlamanka oo shegay in uu furmay fadhigii holaha baralamanka
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Barlamanka dowladda KMG ee Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in uu dhawaan furmayo... -
27 Sep 2009
Banaanbax looga cabanayo dhibaatooyinka dhanka nolosha ah oo manta ay dhigen dadka ku nool deganada loo Barakacay
Banaanbax looga cabanayo dhibaatooyinka dhanka nolosha ah oo maanta ay dhigeen dadka ku nool deegaanada loo Barakaca ee Ceelasha Biyaha.... -
26 Sep 2009
Xildhibaano ka tirsan golaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa tegeray go'anka guurtida somaliland
Xildhibaano ka tirsan golaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda gobolada Waqooyi Galbeed ayaa taageereen go’aankii golaha guurtida ee Somaliand... -
26 Sep 2009
Ururka Xisbul Islaam ayaa soo dhaweyay ku biiritaankii uu ku biiray Gudomiyhii Gobalka Hiiraan
Ururka Xisbul Islaam ayaa soo dhaweyay ku biiritaankii uu ku biiray Gudomiyhii Gobalka Hiiraan Sh, C/raxman moocow.... -
26 Sep 2009
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee ku sugan Maamul goboleedka Puntland ayaa cabasho ka muujiya qaar ka mid ah saxafada
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee ku sugan Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray cabasho uga cabanayaan qaar kamid ah Saxaafada ka howlgasha Gobaladaas ... -
26 Sep 2009
Hay’adda Qaramada Midobay ee dhanka Qaxootiga (UNHCR) ayaa walaac xoogan ka muujisay Qaxootiga ka cararyo somalia
Hay’adda Qaramada Midobay ee dhanka Qaxootiga (UNHCR) ayaa walaac xoogan ka muujisay Qaxootiga ka gudbayo xuduudaha dalalka deriska ... -
26 Sep 2009
Madaxweynaha Somalia Sharif Sheekh Axmed ayaa qudbad uu ka jeediyey Golaha Ammanka ugu hadlay arimo badan
daxweynaha Somalia Sharif Sheekh Axmed ayaa qudbad uu ka jeediyey Golaha Ammaanka ku codsaday in la qaado cunaqabateynta hubka ... -
26 Sep 2009
Gudomiyihii hore ee Maamulkii Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan Sh, C/raxman oo sheegay in ay ku biiren xisbul islam
Gudomiyihii hore ee Maamulkii Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan Sheekh C/raxman Mocow ayaa sheegay in ay si rasmi ah ugu biireen... -
24 Sep 2009
Taliska Ciidan Booliska ayaa maanta amar ku bixiyay in laga guuro dhismayaasha Boliska
Taliska Ciidan Booliska ayaa maanta amar ku bixiyay in mudo todobo maalmood gudahaooda ah looga guuro dhismayaasha ciidamada Bolsika. ... -
24 Sep 2009
Maamulka ka arimiya Degmada Walawyen ayaa ka hadlay gacan ka hadal ka dhacay halkaas malintii labeed ee ciidda
Maamulka ka arimiya Degmada Walawyen ee Gobalka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay markii ugu horeysay ... -
24 Sep 2009
Xasan Turki oo si weyn ugu soo hor jeestay maamul looga dhawaaqay shalay magaalada Kismaayo
Qaar ka mid ah Hogaamiye diimedyada ka soo horjeedo dowlada DF ah ee Somalia ayaa ka hor yimid maamulkii ... -
24 Sep 2009
Howlgalo xaga amaanka ah oo ay si wada jir ah uga fuliyeen Galkacyo Maamulka Galmudug iyo Culumaa’udiink Ahlu Suna
Howlgalo xaga amaanka ah oo ay si wada jir ah uga fuliyeen Magaalada galkacyo Maamulka Galmudug iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna... -
24 Sep 2009
Maamulka Islaamiga ah ee ka arimiyo Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ey qaateen calanka Al-shabaab
Maamulka Islaamiga ah ee ka arimiyo Magaalada Kismaayo ayaa maanta ku dhawaaqay in ey la midoobeen Ururka Al-shabaab.... -
23 Sep 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8  Next
MOST READ ARTICLES
HAMBALYO..HAMBALYO. Views:38036
CUMEYR BINU WAHAB. Views:37755
 
 
 
 
 
 
© 2006-2009 Allceeldheer.com.  All Rights Reserved. Home | Recommend Us | Contact Us
Home About Us News Archive Latest Articles Get in Touch with Us