» Allceeldheer.com | News and Media General
Somali Air Corps
The Somali Air Force (SAF) (Somali: Ciidamada Cirka Soomaaliyeed) (Italian: "Corpo di Sicurezza della Somalia , Somali Aeronautical Corps) was from 1958 to 1991 the Air force of the Military of Somalia. The Somali Aeronautical Corps was the name of Somali Air Force during the colonization. After 1960 when Somalia gained independence the name changed to Somali Air Force. The roundel to the right corner is the symbol of Somali Air Force... -
06 Apr 2009
Fakr ad-Din Mosque
From Wikipedia, the free encyclopedia... -
06 Apr 2009
Somali cuisine
From Wikipedia, the free encyclopedia ... -
06 Apr 2009
The Somali Civil War
Main article: Somali Civil War ... -
06 Apr 2009
Obama: 'Rid world of nuclear weapons'
The US will take the lead in ridding the world of nuclear weapons, President Barack Obama has promised. Skip related content... -
05 Apr 2009
Divers Find Wreckage Of Crash Helicopter.....
Air accident investigators have located the wreckage of the helicopter which plunged into the North Sea last week killing 16 people. Skip related content ... -
05 Apr 2009
Muqdisho: Xarunta Maato Lays!!.
dhimanay, Barakacnay, Dhibaatoonay, Baaba'nay oo ma noolin". Haddaladan sidaad garan karto murugado ku dheehan tahay, waxay sidii bulaacad uga soo burqadaan waqti walba afka dhibanayaasha lagu tacadiyey ee anfariisan kuna kala firdhay dunida gaar ahaan kuwooda duruuftu lugaha ka xirtay ee kari waayay in ay isaga baxsadaan meesha ay jugta culus ee dhawaqa aan la jeclaysan wadata ay madasha ka dhigatay (Muqidsho)..... -
20 Mar 2009
Dagaal Caamo Culimaa Xalisa, Mid Culumase Maxaa Xal u ah?
Qaylaa yeertay, waxay dadkii yiraahdeen “Masjidka aan u cararno”, balse markii lagu dhawaaday masjidkii ayaa la ogaaday in Qayladu ka yeerayso Masjidka qudhiisa, waxaana dadkii ka soo haray yaab iyo amakaag, waxayna taagan yihiin meel ciirsi la’ mid waliba madaxa ayuu foorariyay isagoo ku fekeraya marka ay dhamaan doonto dhibaatadaan, waxayna dhamaantood si wada jir ah ku yiraahdeen “Allaa jooga isagaana talo ku filan”.... -
20 Mar 2009
Ninba Daliil buu la yimide yey wax u Duugan yihiin?.
(dadkaanu dowlad waa rabaa waxaase diidan duul qarsoon),Nin aan weligii arag meel lagu dukanayo salaadda maalinka ciidda la dukado ee sunadda ah ayaa waxa uu soo xaadiray masjid lagu dukan rabay labada rak'co ee sunnadda ah ee maalinkaa, Imaamkii markii uu salaaddii xirtay dadkii kalana iyana xirteen ayuu isna dhankiisii ka xirtay salaaddii.... -
20 Mar 2009
Qaxootinimo iyo Qoomamayn - dhacdo la-yaab leh...!!
Koox Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo uu maan-qaaday u tahriibidda dalka Sacuudiga, ayaa iyaga oo markaas ku sugnaa magaalada Cadan ee dalka Yemen, oo ay Qaxooti ku ahaayeen, waxaa ay heshiis la galeen nin "Ma-naxe" ah oo lagu yiqiin xagga wax-tahriibinta.... -
20 Mar 2009
Sideen u abuuri karnaa dhalinyaro wadaniyiin ah?.
Wey adagtahay in la helo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka badbaaday dhibaatada wadankeena ku habsatahay, Waa cajiib in maanta wadankeena la Iskugufaano qabiilka markaana wax lagu dhaco, lagu dilo la Iskuna awood sheegto aanan la tixgelin dadka lagu sheego in laga tira badanyahay balse aan laga aqoon badneyn, lagana cilmi badneyn.... -
20 Mar 2009
BURBUR BAAHSAN OO KU DHACAY BARBAARTA SOOMALIYEED.
Waxaan ku bilaabayaa qoraalkayga magaca ilaahay SWT waxaan isku dayayaa inaan waxyar ka taataabto isbedelada ka dhacay dalkeena intuu bilaa dawlada ahaa iyo dhibaatooyinka oo dhinac walba saamayn iyo raad ku yeeshay.... -
20 Mar 2009
Ma u jeesannaa qiblada dawladnimada?.
Ma u jeesannaa qiblada dawladnimada? Dawlad waxaan u naqaanaa, sida abwaannadu ku heeseen, iney tahay sidii hashii ?maandeeq? oo inta darartay caanaheedii lagu heshiin waayay, dabadeedna inta dusheeeda lagu diriray meel aan muuqan oo aan la garaneyn laga dhaawacay. Si hadaba loo daweeyo hashaas, waxaa la garan waayay cudurka haya.... -
20 Mar 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8  Next
MOST READ ARTICLES
HAMBALYO..HAMBALYO. Views:38036
CUMEYR BINU WAHAB. Views:37755
 
 
 
 
 
 
© 2006-2009 Allceeldheer.com.  All Rights Reserved. Home | Recommend Us | Contact Us
Home About Us News Archive Latest Articles Get in Touch with Us